isbarasho

 Asc dhamaan

Magaceyga saxda waa deeqo omar inta badan loo yaqaanaa almaas. waxaan ku noolahay wadanka oman gaarahaan muscat. waxaa bartaa cilmiga la xariira aviation gaarahaan maamulka airport. waxaan inta kusoo gudbin doonaa articles kala duwan oo cilmiga aan bartay la xariira  iyo kuwa aan oga hadli doono dhibootoying ay gabdhaha kala kulmaan bulshada. waxaan rajeynaa inaad kaa faaideesan doontiin articles aan soo dhigo doono 

thanks 

Comments